Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 63:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan soo xusuusanayaa Rabbiga raxmaddiisii iyo Rabbiga ammaantiisii si waafaqsan waxyaalihii Rabbigu na siiyey oo dhan, iyo wanaaggii weynaa oo uu reer binu Israa'iil siiyey, kaasoo uu iyaga u siiyey si waafaqsan naxariistiisa, iyo si waafaqsan raxmaddiisa faraha badan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 63

arki Ishacyaah 63:7 macnaha guud