Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 62:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo quruumuhu xaqnimadaaday arki doonaan, oo boqorrada oo dhammuna sharaftaaday arki doonaan, oo waxaa laguu bixin doonaa magac cusub oo Rabbiga afkiisu kugu magacaabi doono.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 62

arki Ishacyaah 62:2 macnaha guud