Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 60:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Adhyaha reer Qedaar oo dhammuna adigay kugu soo wada ururi doonaan, oo wananka Nebayodna waxay noqon doonaan wax laguugu adeego, meeshayda allabariga dusheeda way iman doonaan, iyagoo la aqbalo, oo gurigayga ammaanta leh waan ammaani doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 60

arki Ishacyaah 60:7 macnaha guud