Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 60:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Meeshii naxaasta dahab baan ka keeni doonaa, meeshii birtana lacag baan ka keeni doonaa, meeshii qorigana naxaas baan ka keeni doonaa, oo meeshii dhagaxantana bir baan ka keeni doonaa, oo saraakiishaadana waxaan ka dhigi doonaa kuwa nabdeed, oo kuwa kuu taliyana waxaan ka dhigi doonaa kuwa xaqa ah.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 60

arki Ishacyaah 60:17 macnaha guud