Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 60:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Sare joogso, oo dhalaal, waayo, iftiinkaagii waa yimid, oo ammaantii Rabbiguna way soo baxday oo ku iftiimisay.

2. Waayo, bal ogow, dhulka gudcur baa dabooli doona, oo dadyowgana mugdi dam ah ayaa qarin doona, laakiinse Rabbigaa soo bixi doona oo ku iftiimin doona, oo ammaantiisana korkaagaa lagu arki doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 60