Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 6:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan idhi, Anaa hoogay! Waayo, waan lumay, maxaa yeelay, waxaan ahay nin aan bushimihiisu daahirsanayn, oo weliba waxaan dhex degganahay dad aan bushimahoodu daahirsanayn, waayo, indhahaygu waxay arkeen Boqorka ah Rabbiga ciidammada.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 6

arki Ishacyaah 6:5 macnaha guud