Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 59:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay dillaaciyaan jilbis ukuntiis, oo waxay sameeyaan xuub caaro. Kii ukuntooda cunaaba wuu dhintaa, oo tii jabtaba jilbis baa ka soo baxa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 59

arki Ishacyaah 59:5 macnaha guud