Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 57:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaad qayshatid, bal guutooyinkaagu ha ku samatabbixiyeen, laakiinse iyaga dabayl baa qaadi doonta, oo neef baa wada kaxayn doonta, laakiinse kii isku kay halleeyaa dalkuu hantiyi doonaa oo wuxuu dhaxli doonaa buurtayda quduuska ah.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 57

arki Ishacyaah 57:13 macnaha guud