Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 56:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kuwaas oo dhan buurtayda quduuska ah ayaan keeni doonaa, oo gurigayga tukashada ayaan kaga farxin doonaa. Qurbaannadooda la gubo iyo allabaryadooda ay meeshayda allabariga ku kor bixiyaan waa la aqbali doonaa, waayo, gurigayga waxaa dadyowga oo dhan loogu yeedhi doonaa guriga tukashada.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 56

arki Ishacyaah 56:7 macnaha guud