Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 55:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhegihiinna soo dhiga, oo ii kaalaya, i maqla oo naftiinnuna way noolaan doontaa, oo anna waxaan idinla dhigan doonaa axdi weligiis ah, kaasoo ah waxyaalahii naxariista lahaa oo la hubo ee aan Daa'uud u ballanqaaday.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 55

arki Ishacyaah 55:3 macnaha guud