Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 50:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwii i karbaashay ayaan dhabarkaygii u duway, oo kuwii timaha iga rifayna dhabannadaydaan u duway. Wejigaygiina ceeb iyo candhuuf toona kama aan qarin.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 50

arki Ishacyaah 50:6 macnaha guud