Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 50:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal yaa idinka mid ah oo Rabbiga ka cabsada, oo codka addoonkiisa addeeca? Kan gudcurka ku dhex socda, oo aan iftiin lahaynu magaca Rabbiga ha aamino, oo Ilaahiisa ha isku halleeyo.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 50

arki Ishacyaah 50:10 macnaha guud