Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 5:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga ciidammada beercanabkiisu waa dadka Israa'iil, oo dadka Yahuudahna waa geedkuu ku farxo, oo wuxuu ka sugayay caddaalad, laakiinse bal eega, waxaa ka soo baxay dhiigdaadasho oo wuxuu ka sugayay xaqnimo, laakiinse bal eega, waxaa ka soo baxay qaylo.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 5

arki Ishacyaah 5:7 macnaha guud