Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 5:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu hareereheeda ka qoday god, oo dagaxyadii ku jirayna wuu ka saaray, markaasuu ku dhex beeray geedcanabka ugu wanaagsan, oo dhexdeedana wuxuu ka dhisay munaarad, oo weliba wuxuu dhexdeeda ka sameeyey god macsareed, oo wuxuu ka sugayay in midho canab ka soo baxaan, laakiinse waxaa ka soo baxay kuwa xunxun.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 5

arki Ishacyaah 5:2 macnaha guud