Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 49:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ah Bixiyaha reer binu Israa'iil iyo Kooda Quduuska ah wuxuu ku leeyahay kan dadku quudhsado oo quruumuhu karhaan, oo ah taliyayaal addoonkood, Boqorraa arki doona oo sarajoogsan doona, oo weliba amiirraa sujuudi doona, waana Rabbiga aaminka ah, oo ah Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil, oo ku doortay aawadiis.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 49

arki Ishacyaah 49:7 macnaha guud