Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 49:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Rabbigu wuxuu leeyahay, Xataa kii xoog badan maxaabbiistiisa waa laga qaadi doonaa, oo kan laga cabsado wuxuu qabsadona waa laga samatabbixin doonaa, waayo, kii kula dirira waan la diriri doonaa, oo carruurtaadana waan badbaadin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 49

arki Ishacyaah 49:25 macnaha guud