Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 49:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaad qalbigaaga iska odhan doontaa, Bal yaa kuwan ii dhalay? Maxaa yeelay, carruurtaydii waan ka gablamay, oo waxaan ahay mid cidlowday, oo la masaafuriyey, oo wareegta. Oo bal yaase kuwan ii koriyey? Waayo, anoo keligay ah ayaa layga tegey, ee haddaba kuwanu xaggee bay joogeen?

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 49

arki Ishacyaah 49:21 macnaha guud