Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 48:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kulligiin soo wada shira oo waxan maqla. Bal yaa iyaga ka mid ah oo waxyaalahan sii sheegay? Kan Rabbigu jecel yahay wuxuu Baabuloon ku samayn doonaa siduu doonayo oo gacantiisu waxay kor saarnaan doontaa reer Kaldayiin.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 48

arki Ishacyaah 48:14 macnaha guud