Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 47:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed masiibo baa kugu soo degi doonta, mana aad garan doontid si ay kuugu iman doonto, belaayaa kugu dhici doonta, oo mana aad kari doontid inaad iska fogaysid, oo baabbi'id baa si kedis ah kuugu soo degi doonta, taasoo aadan aqoon.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 47

arki Ishacyaah 47:11 macnaha guud