Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 46:12-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

12. Kuwiinna qalbiga qallafsan oo xaqnimada ka fogow, bal i maqla!

13. Xaqnimadaydii waan soo dhowaynayaa, oo iyana ma ay fogaan doonto, oo badbaadintayduna ma ay raagi doonto. Reer binu Israa'iil oo sharaftayda ah daraaddood ayaan badbaadin Siyoon u dhex dhigi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 46