Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 45:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa iska hoogay ka Uumihiisa la dirira! Wuxuu la mid yahay dheri jabkiis oo ka mid ah jajabka dhulka! Dhoobadu miyey kan sameeya ku tidhaahdaa, War maxaad samaynaysaa? Amase shuqulkaaguu miyuu yidhaahdaa, Gacmo ma leh?

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 45

arki Ishacyaah 45:9 macnaha guud