Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 44:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Samooyinkow, heesa, waayo, Rabbigaa sameeyey. Dhulka meelaha ugu hooseeyow, qayliya. Buuraha, iyo duudda, iyo geed kasta oo ku dhex yaallow, hees ku dhufta, waayo, Rabbigu reer Yacquub wuu soo furtay oo wuxuu isku dhex weynayn doonaa reer binu Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 44

arki Ishacyaah 44:23 macnaha guud