Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 44:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Yacquubow, waxyaalahan xusuusta, waayo, reer Israa'iilow, waxaad tihiin addoommadayda. Anigaa idin abuuray, oo waxaad tihiin addoommadayda. Israa'iilow, idin illoobi maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 44

arki Ishacyaah 44:21 macnaha guud