Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 43:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruumaha oo dhammu ha isu soo wada urureen, oo dadyowguna ha soo wada shireen. Bal yaa iyaga ka mid ah oo waxan sheegi kara oo waxyaalihii hore noo sheegi kara? Markhaatiyaashoodii ha keenteen si ay xaq ku noqdaan aawadeed, amase ha maqleen oo ha yidhaahdeen, Taasu waa run.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 43

arki Ishacyaah 43:9 macnaha guud