Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 43:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse haatan, reer Yacquubow, Rabbigii idin uumay wuxuu leeyahay, oo reer binu Israa'iilow, kii idin sameeyey wuxuu leeyahay, Ha cabsanina, waayo, anigaa idin soo furtay, oo magiciinna idiin bixiyey, oo kuwayga baad tihiin.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 43

arki Ishacyaah 43:1 macnaha guud