Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 42:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu waxaan ahay Rabbiga, kaasuna waa magacayga, oo sharaftaydana mid kale ma siin doono, oo ammaantaydana sanamyo xardhan innaba ma siin doono.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 42

arki Ishacyaah 42:8 macnaha guud