Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 41:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Mid baan xagga woqooyi ka soo kiciyey, wuuna yimid, kaasoo tan iyo marka qorraxdu soo baxdo magacayga ku baryootama, oo wuxuu amiirro ugu dul tuman doonaa sida dhoobada malaasta ah loogu tunto oo kale, iyo sida dheryasameeyuhu dhoobada ugu tunto oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 41

arki Ishacyaah 41:25 macnaha guud