Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 40:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kaaga warka wanaagsan Siyoon u keenayow, buurta dheer kor u sii fuul, kaaga warka wanaagsan Yeruusaalem keenayow, codkaaga kor xoog ugu qaad, kor u sii qaad, oo innaba ha cabsan. Oo magaalooyinka dalka Yahuudah waxaad ku tidhaahdaa, War bal Ilaahiinna eega!

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 40

arki Ishacyaah 40:9 macnaha guud