Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 40:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal indhihiinna kor u qaada oo eega. Yaa waxyaalahaas uumay? Waa kan ciidankooda tirada ku soo bixiya, oo kulligoodba magacyo ugu yeedha. Itaalkiisu wuu weyn yahay oo isagu wuu xoog badan yahay, oo sidaas daraaddeed midkoodna ma dhinna.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 40

arki Ishacyaah 40:26 macnaha guud