Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 40:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, quruumuhu waxay isaga la yihiin sida dhibic biyeed oo baaldi ku jirta oo kale, oo wuxuu ku xisaabaa sida boodh kafado dul saaran oo kale, oo bal eega, gasiiradahana wuxuu kor ugu qaadaa sida habaas fudud oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 40

arki Ishacyaah 40:15 macnaha guud