Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 39:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Xisqiyaahna aad buu iyagii ugu farxay, oo wuxuu tusay gurigii ay yiilleen waxyaalihiisii qaaliga ahaa, kuwaasoo ahaa lacagtii, iyo dahabkii, iyo uunsigii, iyo saliiddii qaaliga ahayd, iyo gurigiisii hubka oo dhan, iyo kulli waxyaalihii khasnadihiisa ku jiray oo dhan. Oo Xisqiyaah wax uusan iyaga tusin laguma arag gurigiisa iyo dowladdiisa oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 39

arki Ishacyaah 39:2 macnaha guud