Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 38:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidii dabafallaadh iyo saratoosiye oo kale ayaan u dhawaaqay. Oo waxaan u baroortay sidii qoolley oo kale, oo indhahaygu daal bay la gudheen sidaan kor u fiirinayay, Rabbiyow, waa lay dulmay, ee i caawi.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 38

arki Ishacyaah 38:14 macnaha guud