Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 37:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo tanu waxay kuu ahaan doontaa calaamad, sannaddan waxaad cuni doontaan waxa iska soo baxa, oo sannadda labaadna waxaad cuni doontaan wax kii hore uun ka soo baxay, oo sannadda saddexaadna idinku wax beerta, oo haddana goosta, oo beero canab ah tabcada, oo midhahooda cuna.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 37

arki Ishacyaah 37:30 macnaha guud