Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 37:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Addoommadaada ayaad Sayidka ku cayday Oo waxaad tidhi, Gaadhifardoodkayga badan Ayaan ku soo fuulay buuraha meesha ugu dheer, Iyo meelaha ugu hooseeya ee Lubnaan gudaheeda, Oo waxaan jari doonaa geedaheeda dhaadheer oo kedarka ah, iyo geedaheeda la doortay oo berooshka ah, Oo waxaan geli doonaa meeshiisa ugu dheer oo fog iyo kaynta berrinkeeda oo midhaha badan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 37

arki Ishacyaah 37:24 macnaha guud