Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 37:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xisqiyaah oo ah boqorka dalka Yahuudah waxaad ku tidhaahdaan, Ilaahaaga aad isku hallaysaa yuusan ku khiyaanayn, isagoo kugu leh, Yeruusaalem gacanta loo gelin maayo boqorka Ashuur.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 37

arki Ishacyaah 37:10 macnaha guud