Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 34:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ciidanka samada oo dhammuna wuu wada idlaan doonaa, oo samooyinka oo dhanna waa la wada duudduubi doonaa sida qorniin duudduuban oo kale, oo ciidankooda oo dhammuna hoos buu u soo daadan doonaa sida caleenu geed canab ah uga dhacdo iyo sida xabbad berde ahu geed berde ah uga soo dhacdo.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 34

arki Ishacyaah 34:4 macnaha guud