Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 34:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xayawaanka lamadegaankuna waxay halkaas kula kulmi doonaan yeyda, bahalka dhogorta dheer lehna wuxuu u qaylin doonaa wadaygiis, oo guumaysuhuna halkaasay degi doonaan, oo waxay nafsaddooda u heli doonaan meel ay ku nastaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 34

arki Ishacyaah 34:14 macnaha guud