Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 31:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba bal ogaada in Masriyiintu ay binu-aadmi yihiin, oo ayan Ilaah ahayn, iyo in fardahoodu ay jiidh yihiin, oo ayan ruux ahayn, oo markii Rabbigu gacantiisa soo fidiyo kan wax caawiyaa wuu kufi doonaa, kan la caawiyana wuu dhici doonaa, oo labadooduba way wada halligmi doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 31

arki Ishacyaah 31:3 macnaha guud