Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 30:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba iftiinka dayaxu wuxuu noqon doonaa sida nuurka qorraxda, oo nuurka qorraxduna wuxuu toddoba jibbaar u noqon doonaa sida toddoba maalmood iftiinkood oo kale, waana maalinta Rabbigu nabarka dadkiisa duubi doono oo uu dhaawacooda ku dhacay bogsiin doono.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 30

arki Ishacyaah 30:26 macnaha guud