Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 30:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Siyoon oo Yeruusaalem degganow, mar dambe ma aad ooyi doontaan, waayo, isagu hubaal aad buu idiinku roonaan doonaa markaad qaylisaan, oo markuu maqlo wuu idiin jawaabi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 30

arki Ishacyaah 30:19 macnaha guud