Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 30:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse idinku waxaad tidhaahdeen, Saas ma noqon doonto, waayo, fardaan ku carari doonnaa, haddaba sidaas daraaddeed waad carari doontaan. Oo waxaad tidhaahdeen, Waxaan fuuli doonnaa fardaha dheereeya, haddaba sidaas aawadeed kuwa idin eryanayaa waxay noqon doonaan kuwa aad u dheereeya.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 30

arki Ishacyaah 30:16 macnaha guud