Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 28:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse kuwaasuba khamri bay ku ambadeen, oo waxay la dhacdheceen wax lagu sakhraamo. Oo wadaadkii iyo nebigiiba waxay ku ambadeen wax lagu sakhraamo, oo waxay aad ugu qasmeen khamri, oo waxay u habaabeen wax lagu sakhraamo. Riyada way ku ambadaan, oo garsooriddana way ku turunturoodaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 28

arki Ishacyaah 28:7 macnaha guud