Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 23:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse baayacmushtarigeeda iyo kiradeedaba quduus baa Rabbiga looga dhigi doonaa, lama urursan doono, lamana kaydsan doono, waayo, baayacmushtarigeedu wuxuu u ahaan doonaa kuwa Rabbiga hortiisa jooga inay wax ku filan cunaan oo ay dhar raagaya xidhaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 23

arki Ishacyaah 23:18 macnaha guud