Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 19:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas waxaa jiri doona jid weyn oo Masar ka baxa oo tan iyo Ashuur gaadha, oo kuwa reer Ashuur ah ayaa Masar geli doona, oo Masriyiintuna reer Ashuur bay Ilaah la caabudi doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 19

arki Ishacyaah 19:23 macnaha guud