Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 19:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu waa warka culus ee Masar ku saabsan. Bal eega, Rabbigu wuxuu fuushan yahay daruur dheeraysa oo wuxuu u socdaa Masar, oo sanamyada Masarna waxay ku gariiri doonaan hortiisa, oo Masriyiinta qalbigooduna cabsi buu kula dhex dhalaali doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 19

arki Ishacyaah 19:1 macnaha guud