Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 18:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu igu yidhi, Anigoo aamusan, ayaan hoygayga wax ka soo fiirin doonaa sida kulaylka widhwidhaya ee qorraxda, iyo sida daruur darab ah oo xilliga beergoosadka hooraysa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 18

arki Ishacyaah 18:4 macnaha guud