Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 18:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ergooyin ayuu badda ku diraa, oo xataa doonniyo caw ah ayuu biyaha korkooda ku diraa oo yidhaahdaa, Wargeeyayaasha dheereeyow, waxaad u tagtaan quruun dheer oo sulubsan, oo ah dad tan iyo bilowgoodii aad looga cabsado, oo ah quruun xoog badan oo wax ku tumata, oo dalkeeda webiyadu kala qaybiyaan!

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 18

arki Ishacyaah 18:2 macnaha guud