Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 16:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse haatan Rabbigu wuu hadlay oo wuxuu yidhi, Muddo saddex sannadood ah sida shaqaale sannaddiis ayaa sharafta reer Moo'aab lagu quudhsan doonaa, isaga iyo dadkiisa faraha badan, oo kuwa hadhi doonaana waxay ahaan doonaan in yar oo aan tabar lahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 16

arki Ishacyaah 16:14 macnaha guud