Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 16:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Farxaddii waa la qaaday, oo beertii midhaha badnaydna farxaddii waa laga bixiyey, oo beeraha canabka ahna hees iyo rayrayn ma jiri doonaan, mana jiri doono mid canabka macsarooyin ku tunta, oo qaylada tumidda canabkana waan joojiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 16

arki Ishacyaah 16:10 macnaha guud