Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 15:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qalbigaygu wuxuu u ooyaa reer Moo'aab, kuwoodii qaxay waxay u cararaan tan iyo Socar iyo ilaa Ceglad Shelishiyaah, waayo, oohin bay la fuulaan jiirta Luxiid, oo jidka Xororayimna waxay kor ugu qaadaan qaylo baabba'eed.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 15

arki Ishacyaah 15:5 macnaha guud